Midowga Musharaxiinta oo goordhaw Shir Xasaasi ah ku yeelanaya Muqdisho

Waxaa goordhaw la filayaa in magaalada Muqdisho shir xasaasi ah ku yeeshaan Midowga Musharaxiinta u taagan xilka Soomaaliya, shirkan ayaana ka duwanaan doonaa shirweynihii dhawaan ku yeesheen Hotelka Jaziira. Sida aan xogta ku helnay Musharaxiinta Madaxweyne ayaa shirkooda uga hadli doona dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee siyaasada Soomaaliya gaar ahaan hanjabaadyo dhawaan uga yimid masuuliyiin katirsan … Continue reading Midowga Musharaxiinta oo goordhaw Shir Xasaasi ah ku yeelanaya Muqdisho